Axmed Madoobe oo arrimo muhiim ah kala hadlay Mohamed El-Amine iyo Xubno la socday (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka gaarka ah e Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS Ambassador Mohamed El-Amine Souef oo booqasho ku yimid Jubaland. Wafdiga  Mohamed El-Amine Souef  hoggaaminayay ee Kismaayo tagay waxaa kamid ahaa qaar kamid ah wakiilada hay’adaha Qaramada Midoobay iyo howlwadeenada howlgalka ATMIS ee … Continue reading Axmed Madoobe oo arrimo muhiim ah kala hadlay Mohamed El-Amine iyo Xubno la socday (Sawirro)